Al-Shabaab oo lagala wareegay degaano cusub & Saraakiil War ka soo saaray

Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka ee degmada Baardheere ayaa sheegay iney wadaan howlgal ballaaran oo Al-Shabaab ay kaga saarayaan degaanno dhaca Galbeedka degmada Baardheere. Howlgalkan ayey saraakiishu sheegeen inuu bilowday ka dib cabasho uga timid dadka shacabka ah ee ku nool degaano hoostaga degmada Baardheere gaar ahaan tuulooyinka Reydab iyo Baar Macalin. Xidigle Maxamed-weli Cabdullaahi Xirsi … Continue reading Al-Shabaab oo lagala wareegay degaano cusub & Saraakiil War ka soo saaray